Yaa iska leh dayuuradii maanta jebisay xayiraadii DF ku soo rogtay Kismaayo? (Xog-hoose)

Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in ugu dambeyn ay xal u heleen muhkiladii ka heysatay sidii ay Kismaayo ku soo ku soo gaari lahaayeen wufuuda ka qeyb galaysa caleemo saarka Axmed Madoobe ka dib markii ay soo iibsadeen dayuurad gaar ah. Dayuuradan ayaa maanta Kismaayo geysay wafdi ay ka mid ahaayeen Madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo … Continue reading Yaa iska leh dayuuradii maanta jebisay xayiraadii DF ku soo rogtay Kismaayo? (Xog-hoose)